Showing 1 - 24 of 47 results
Region: Maroodi Jeex
Category: Real estate
Age: All
Condition: Used
Picture: No
Transaction: Sell
Remove all
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
11 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
11 months ago/
1428341 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
Check with seller
Qalab rayiisle oo qiimo jaban
1 year ago
Ku hel qalab rayiisle qiime jaban
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
493 hits
Maroodi Jeex, SL
Check with seller
Khalid Abdi Gahnug
130 $
guri kiro ah qiimo fiican
3 years ago
GURI KIRO AH Nooca: guri kiro ah Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax Xaafada: October Goobta: galbeedka Masjidka Qudus Qolalka: fadhi wayn, labo qol oo hurdo ah, kitchen iyo labo suuli. Qiimaha: $130 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
622 hits
Hargeisa, SL
130 $
150 $
guri kiro ah
3 years ago
guri kiro ah hargeisa xaafada October Waa guri ka kooban 3qol kijo iyo suuli$150
Hargeisa, SL/
3 years ago/
951 hits
Hargeisa, SL
150 $
200 $
guri kiro hargeisa house for rent
3 years ago
guri_kiro_ah Waa guri Nus- baloodh ah (feedho buur) Qolalka= 4qol ,2suuli iyo barkadii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: Dhakhtarka weyn Waxa uu ku yaaala gadaasha Dhakhtarka wayn Qiimaha: $200
Hargeisa, SL/
3 years ago/
232 hits
Hargeisa, SL
200 $
300 $
guri kiro
3 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Kiro ah Waa Guri Cusub Wuxuu Ku Yaala xaafada_jigjigayar Gaar ahaan Agagaarka Jaamacada ADMAS Waa 6_qol iyo qolkii service ka Qiimaha 300$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
704 hits
Hargeisa, SL
300 $
500 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
3 years ago
Nooca gurig:- guri goglan Goobta:- MASALAHA / Hargeisa Dagmad:- Ahmed dhagax Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: 500$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
762 hits
Hargeisa, SL
500 $
3,900 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
3 years ago
Fursad Dhul Jaban oo Iib Ah. Xaafada : Siinay Dambe, Galbeedka Guriga Xilibaan Xuseen Axmed Caydiid, Sanaaga Buurta. Cabirka : 12x12. Qiimahu : $3,900
Hargeisa, SL/
3 years ago/
164 hits
Hargeisa, SL
3,900 $
19,000 $
GURI IIBA kuna yaala Axmed dhagax
3 years ago
Nooca: Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Xero Awr-ta Axmed dhagax. Qolalka: Seddex qol, Kitchen iyo Suuli. Qiimaha: $19'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1181 hits
Hargeisa, SL
19,000 $
20,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
baloodh iib ahin hargeisa wadada istaanka djibouti ka baxda inta aanay #batalaale gaadhin18m x 24m20,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
626 hits
Hargeisa, SL
20,000 $
26,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI_IIB_AH_OO_JAANIS_AH Nooca: guri xaas Magaalada: Hargeisa Degmada: 31may Xaafada: faluuja Goobta:Agagaarka kaalinta meecaad Qolalka: Afar qol iyo laba suuli iyo kijo Qiimaha: $26'000 wax layska dayn karo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1363 hits
Hargeisa, SL
26,000 $
31,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iiba Xafada Sh Mubaarighouse for sale Guri iiba oo 5 qola; 2 suuli, Waa xafadda sh mubaarih, Gaar ahaan eeriya tukanka (dhaga-caleen)Guri biyo leh5 qolMadbakh iyo 2suuliLa xidhiidh:0633284567Qiimaha: 31'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1264 hits
Hargeisa, SL
31,000 $
32,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH ooku yala Magaalada: HargeisaDegmada: Axmed dhagaxXaafada: SiinayGoobta: Agagaarka masjidka siinay(Tawfiiq)Qolalka: Afar qol, kitchen iyo suuli Qiimaha: $32,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1052 hits
Hargeisa, SL
32,000 $
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1020 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1143 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
36,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA OO KU YALA HARGEISA XAAFADA XERO AWR 3 QOL $36000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
819 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
39,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli iyo gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Hotelka iskaandaneefiyaanka agtiisa. Qiimaha Iibka: $ 39000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
970 hits
Hargeisa, SL
39,000 $
41,000 $
guri iib ooh hargaysa guyala meel fiican
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: guri iib ah Degmada: Gacan-libaax Xaafada: Cabaaye Goobta: Wuxu ka danbeeya farmasiga Daryeel. Qolalka: Shan qol, kitchen iyo labo suuli. Qiimaha: $41'000 NG: Waa guri biyo leh Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
573 hits
Hargeisa, SL
41,000 $
41,500 $
House for sale
3 years ago
GURI IIB AHGuri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti12M×14M $41,500.Wadahadalna furanWaa guri ka kooban:Saddex Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, Labo suuli gudaha ahMadbakhiiSuuli dibada ahDaarad dambewaa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dha...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1457 hits
Hargeisa, SL
41,500 $
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
895 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
43,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol oo laba Cunto iyo fadhi yihiin, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda: Oktoobar Qiimaha Iibka: $ 43000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
748 hits
Hargeisa, SL
43,000 $
45,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 45,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1745 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
45,000 $
GURI IIB ooh hargaysa
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafda: jigjiga yar Goobta: Waqooyiga Maansoor ama Agagaarka guriga Maxamed Xaashi. Qolalka: Afar qol, seddex suuli, kitchen iyo gaadhi galkii. Qiimaha: $45'000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1098 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
45,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Cali jaamac Goobta: agagaarka dalcada cali jamac. Qolalka: Shan qol, kitchen, seddex suuli iyo dayr gaadhi gal. Qiimaha: $45'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
468 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
- 1
- 2