Showing 193 - 216 of 227 results
24,000 $
guri iiba Cabirka 15mx11m = 165m2 Borama house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx11m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24,000 goobta faaraxyo
Borama, SL/
3 years ago/
1271 hits
Borama, SL
24,000 $
24,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
3 years ago/
833 hits
Borama, SL
24,000 $
25,000 $
dhul iib 30mx30m = 900m2 Borama land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx30m Jidka 2jid Qiimaha 25,000 Xaafada. Qariyada Goobta Aykutalo biriiaha Alhayat
Borama, SL/
3 years ago/
484 hits
Borama, SL
25,000 $
25,500 $
dhul iiba 30mx30m = 900m2
3 years ago
Legal Documments are Available JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba ah oo ku taala xaafada cabdi duhur ama sheekh Abdi Rahman duhur waana jago fiican oo meel siman kutaala Cabirka 30mx30m waxay leedahy sadex wado Qiimaha$ 25,500
Borama, SL/
3 years ago/
177 hits
Borama, SL
25,500 $
26,000 $
jago iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda Jarka ee Bariga Magaalada Borama Waxay jaarlatahay Isguulka MBK Waxayna kaga soo jeedaa koonfur Qiimuhuna Waa 26,000$
Borama, SL/
3 years ago/
124 hits
Borama, SL
26,000 $
26,500 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIBA AH Land for sale Macmiil waxaan kuu haynaa dhul iib ah oo ku yaala xaafada cabdi duhur waana dhul fiican oo adag waana qaybta soo xigta xafada cali black Cabirka= 30mx30m wado = sadex wado Qiimaha = $26,500Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
806 hits
Borama, SL
26,500 $
27,000 $
GURI IIBA Borama sheekh cali House For Sale
3 years ago
Waa guriga cusub oo hada faraha laga qaaday wuxuu ku yaal xaafada sheekh cali wuxuu ka kooban yahay 3 qol Qiimahu waa $ 27000
Borama, SL/
3 years ago/
2058 hits
Borama, SL
27,000 $
27,000 $
Beer biyood iiba
3 years ago
Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
Borama, SL/
3 years ago/
748 hits
Borama, SL
27,000 $
27,500 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH House for sale Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah oo kuyaala xaafada cali black qaybta soo xigta Schoolka Ayatiin secondary school Waana guri ka kooban 3 qol 2 suuli madbakh Kuna yaala position fiican Cabirka =15mx7.5m =halwado Qiimaha =$27,500 Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
1197 hits
Borama, SL
27,500 $
28,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 borama land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERRI / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 30m×30m,waxana ka dhismi kara 24 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 28000 $waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
3 years ago/
174 hits
Borama, SL
28,000 $
28,000 $
dhul iiba in borama
3 years ago
waxaan idiin haynaa jago iib ah oo ku taala borama xafada alxayaad. 30*30 $28,000
Borama, SL/
3 years ago/
2169 hits
Borama, SL
28,000 $
28,500 $
dhul iiba 30mx15m = 450m2
3 years ago
Legal Documments are Available JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada sheekh cali jowhar qaybta xigta guryaha Dahabshil waana dhul fiican oo siman Cabirka =30mx15m Qiimaha =$28,500
Borama, SL/
3 years ago/
127 hits
Borama, SL
28,500 $
30,000 $
dhul iiba 30m×30m = 900m2
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada SOOJEDKA XASLAYDA / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 30m×30m,waxana ka dhismi kara qol iyo kijo iyo suli, Prcix: 30000 $ Negotiations are open waxna waa layska d...
Borama, SL/
3 years ago/
89 hits
Borama, SL
30,000 $
32,000 $
dhul iiba
3 years ago
Dhul iib Land for sale Waxan idiin hayaa Dhul iiba oo Cabirkiisu yahay 115x50=5,750 square meter oo ku yaala Galbeedka Magaalada Borama Wuxuna u dhawyahay Wadada Laamiga ah ee jabouti Qabata Wuxuna u jiraa 90m Waxana u dhaw korontada iyo biyaha Qiimuhuna Waa 32,000$Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
201 hits
Borama, SL
32,000 $
32,000 $
beer iiba
3 years ago
Beer iib Waxan idiin hayaa Beer iiba oo Cabirkeedu Yahay 220x190=41,800 square meter Beertani Waxay ku taalaa koonfurta Magaalada Borama Mesha loo yaqaano Gorayo Cawl Waxayna Galbeedka ka Xigtaa Wadada Laamiga ah ee isku Xidhadha Borama iyo Hargaysa Waxayna u jirtaa Wadada Qiyaas Dhan 300m Waana Beer Meel Fiican ku ta...
Borama, SL/
3 years ago/
1676 hits
Borama, SL
32,000 $
33,000 $
dhul iiba 60mx30m = 1800m2 Borama land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 60mx30m Jidka 4jid Qiimaha 33,000 Xaafada. Qariyada Goobta Aykutalo sijedka madaxtoyada
Borama, SL/
3 years ago/
154 hits
Borama, SL
33,000 $
35,000 $
Guri iiba 15mx11m = 165m2 Borama Houses for Sale
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 4qol Cabirka 15mx11m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $35,000 goobta bura kaydka biyaha
Borama, SL/
3 years ago/
978 hits
Borama, SL
35,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa aqal iiba oo ku yaala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama wuxuu ka kooban yahay 4 maqsin 3 suuli iyo madbakhii iyo qaybtii gaadhiga la dhigayay cabirka uu ku yaalaa na waa 15×15 .m.=225 square qiimuhuna waa 35000$
Borama, SL/
3 years ago/
1889 hits
Borama, SL
35,000 $
35,500 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah house for sale Waxaan idin haynaa guriGuri 4qolCabirka 17mx9mJidka 2jid Xaafada. Jar iskaxuurQiimaha $35500goobta M.B.K school Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
1045 hits
Borama, SL
35,500 $
38,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib oo kuyaala xaafada jarka qaybta xigta schoolka ubaya secondary school waana guri ka kooba 4 qol 2 suuli daaraad fiican iyo baarkin wanaagsan Laamayda labo wado ayaa ka xigta Cabirka guriga =10mx15 Qiimaha guriga =$38000
Borama, SL/
3 years ago/
2600 hits
Borama, SL
38,000 $
39,000 $
guri iiba Borama house for sale
3 years ago
waa guri cusub oo aan macmiil cidi kaaga horay galitaankiisa kana kooban afar qol una dhisan qaab casriya kuna yaal xaafad cali black Borama wuxuu ku yaalaa eryo fiican Qiimuhu waa mid macquul ah $39000
Borama, SL/
3 years ago/
815 hits
Borama, SL
39,000 $