Showing 97 - 120 of 229 results
9,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qariyad ee magalada boorama gar ahaan biriishka qor gab talaw giisa cabirkeegu waa 15×15 .m. waxay leedahay laba jid qiimuhuna waa 9000$
Borama, SL
9,000 $
16,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada shabka ee magalada boorama cabirkeegu waa 20×18 .m. waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 16000$
Borama, SL
16,000 $
12,500 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada saybeeriya ee magalada boorama cabirkeegu waa 15×10 .m. waa hal jidle sedexda dhanac ee kale way ka dhisan tahay wajiga hore oo kaliya ayaa laga dhisayaa waa janis nin ayaanle ayaa hela qiimuhuna waa 12500$
Borama, SL
12,500 $
16,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qoor gaab ee magalada boorama gar ahan emsi ejka qoor gab dawgaa bajajtu joogto ayaa udhexeya emsi ejka cabirkeegu waa 14×21 . M .waxay leedahay hal jid oo ay 14 ka mitir u haysato qiimuhuna waa 16000 $
Borama, SL
16,000 $
15,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala beerta reer xaji dahir ee magalada boorama waxay bari ka xigtaa hotel saw cabirkeegu waa 30×15 .m. waana laba jidle qiimuhuna waa 15000$
Borama, SL
15,000 $
8,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala beerta reer qaasin ee magalada boorama waxay bari ka xigtaa hotel saw cabirkeegu waa 15×15 .m. waxay na leedahay hal jid qiimuhuna waa 8000$
Borama, SL
8,000 $
9,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala warshada laydhka ee magalada boorama cabirkeegu waa 30×30 . M . Waana sadex jidle qiimuhuna waa 9000$
Borama, SL
9,000 $
24,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qorgab gaar ahaan waxay bari ka xigtaa dooxa qoorgaab cabirkeegu waa 30×30 . M .waana sadex jidle qiimuhuna waa 24000$
Borama, SL
24,000 $
4,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qorgab ee magalada boorama cabirkeegu waa 15×7.5 . M . Waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 4000$
Borama, SL
4,000 $
7,500 $
jago iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qorgab ee magalada boorama gar ahan waxay koonfur ka xigtaa qariyada cabirkeegu waa 15×15 . M . Waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 7500$
Borama, SL
7,500 $
15,000 $
jago iiba
4 years ago
Waxaan idiin hayaa jago iiba oo ku taala xafada shed dheer ee magalada boorama cabirkeegu na waa 17×12 . M .waxay leedahay hal jid oo ay uhaysato xaga 17 ka mitir qiimuhuna waa 15000$