Showing 1 - 24 of 31 results
Region: Jigjiga
Category: Real estate
Age: All
Transaction: Sell
Picture: Yes
Condition: New
Remove all
10,142 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIB AH waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala jamaacada JIGJIGA dhabarkeeda danbey Ama manariya iyo gidiibka inta uu dhaxeeysa Cabirka waa qodi ama 1600 karemeter 40m×40m Waa meel deegan ah Qiimaha 400 kun birr(Afar boqol oo kun ) Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1184 hits
Jigjiga, ET
10,142 $
12,000 $
dhul iiba
3 years ago
Dhul iiba Dhulka cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir oo u dhiganta 20mitir*20mitir oo dherer iyo balacba ah, wuxuu ku yaala manaariyaaga agtiisa. Qiimihuna waa 650,000birr una dhiganta 12,000$ Wixii faahfaahina kala xidhiidh
Jigjiga, ET/
3 years ago/
518 hits
Jigjiga, ET
12,000 $
27,859 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib a oo ku yaala Referralka korkisa ama masaajitka bila deerka Gurigu waa 5 qol 4 qol oo sarab ah iyo 2 qol oo laban ah Cabirka 300 karemeter Qiimaha 1million100 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1304 hits
Jigjiga, ET
27,859 $