Showing 49 - 56 of 56 results
60,782 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH waxan hayna guri iib ah oo ku yaala Airportiga hore ama xildhiibaanada Gurigu waxu ka kooban yahay Waa 4 qol Cabirka 250 karemeter Qiimaha 2 million iyo 400 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1408 hits
Jigjiga, ET
60,782 $
88,600 $
GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2046 hits
Jigjiga, ET
88,600 $
91,666 $
GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1580 hits
Jigjiga, ET
91,666 $
101,422 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan oo ganacsi ku haabo uu leeyahay Cabirka dhulka waa 500 karemeter Qiimaha waa 4million birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2231 hits
Jigjiga, ET
101,422 $
101,761 $
guiri iiba jigjiga house for sale
3 years ago
Guri iiba Jigjiga Gurigu wuxuu ka koobanyahay 4 qol oo dadan iyo labo serfis ah, suuli iyo jiko. daarada dhir udgoon ayaa lagu dhex ladhay. 500 oo kaaraamitir weeyi baahada uu ku fadhiyo gurigu, waa dhul wayn. wuxuu ku yaalaa labada waddo dhexdooda tan wajaale iyo tan madaxtooyada hor marta. qiimhuna waa 3,900,000birr ...
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1728 hits
Jigjiga, ET
101,761 $
106,369 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala bada Cas amaNOGOB xaga danbey Gurigu waxu ka kobayahi Waa 7 qol isku dadan iyo 2 qol service Meel fican ku yaala Darad baladhan leh Cabirka 400 karemeter Qiimaha 4 million iyo 200 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1336 hits
Jigjiga, ET
106,369 $
1,311,054 $
dhul iiba cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir
3 years ago
Legal Documments are Availble Dhulka cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir oo ku yaala xabaalaha jaamacada Jigjiga agteeda, GPS-na way leedahay. Qiimihuna waa 500,000birr ama 1311054$
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1647 hits
Jigjiga, ET
1,311,054 $
3,670,951 $
dhul iiba cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir Land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Dhulka cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir ama nus ku yaala madaxtooyada hoosteeda. Labo xaafadood ayaa qaybsan karta oo dagi karta. Qiimihuna waa 1,400,000birr ama 3670951$
Jigjiga, ET/
3 years ago/
327 hits
Jigjiga, ET
3,670,951 $