Showing 49 - 72 of 2047 results
Top offer
premium
70 $
Mobeel iiba
11 months ago
Mobeel aad u fiican oo la isticmaaley 4 bilood
/
11 months ago/
928272 hits
70 $
premium
Free
How to buy on Riqiis.com?
3 years ago
Search for the item. Find what you need using search panel and filters. choose exactly what you are looking for. and navigate through our website , there is daily Trends. Baadh shayga aad raadinayso, adigoo Search-ga dhexdiisa ku qoraya, sida Gaadhi, Guri, furniture etc, Kiro ama iib, new ama Second Hand. Team Riqiis.c...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
928274 hits
Hargeisa, SL
Free
Riqiis Classifieds
premium
Check with seller
Modern Architectural and Construction
2 years ago
Professional Interior Design, Lowest Price in Somaliland Consultation Whatsapp +252633200040 Qurxinta Gurayaha sida ugu Casrisan.
Hargeisa, SL/
2 years ago/
928275 hits
Hargeisa, SL
Check with seller
60,000 $
GURI IIBA qiimo fiican 5 Rooms
3 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Waa Guri 5 qola Qiimaha 60’000 Buu Ka Bilaabmayaa. Nagalasoo Xidhiidh 0633273277
Hargeisa, SL/
3 years ago/
932 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
59,000 $
GURI IIBA kuna yaala daloodho
3 years ago
Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1029 hits
Hargeisa, SL
59,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada koodbuur. Waxanu u dhowyahay wadada if iyo akhiro. Qolalkiisuna waa shan qol iyo laba suuli, iyo kijo, iyo dayr. Waana guri hada gacanta laga qaaday oo cusub,kuna yaala meel istarajiya loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1015 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
58,000 $
guri iiba house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
650 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1014 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
57,000 $
GURI IIBA 20mx15m = 300m2 Houses for Sale
3 years ago
waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala qoorgaab Waa shan qol Cabirka 20x15m Prcix: $57,000
Borama, SL/
3 years ago/
898 hits
Borama, SL
57,000 $
56,000 $
guiri iiba 15mx15m = 225m2 Borama house for sale
3 years ago
Macmiil waxaan kuu haynaa guryo iib ah oo kuyaala xaafada sh /cismaan Cabirka 15mx15m waana kaari kaarne Waxaana uu ku yaala meel fiican oo laamayda udhow Guryahaa wali lama galin hada ayaa faraha laga qaaday Qiimaha$56000
Borama, SL/
3 years ago/
1098 hits
Borama, SL
56,000 $
56,000 $
GURI IIBA 15mx15m = 225m2 Houses for Sale
3 years ago
waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Schoolka turkiga Cabirka 15mx15m Prcix: $56000
Borama, SL/
3 years ago/
787 hits
Borama, SL
56,000 $